Kooxda Real Madrid ayaa xiriir toos ah la sameysay tababaraha Benfica, Jose Mourinho, iyadoo dooneysa inay dib ugu soo celiso Santiago Bernabéu kahor xilli ciyaareedka cusub. Madaxweynaha kooxda, Florentino Perez, ayaa si weyn u doonaya in Mourinho loo magacaabo tababaraha cusub ee kooxda. Si kastaba, Real Madrid ayaa laga yaabaa inay bixiso lacag si ay [...]
2026-05-08 16:44:18