Mbappé iyo Vinícius Oo Ka Tagaya Real Madrid, Haddii.....
somali sports
Suxufiga weyn ee jariiradda Cadena SER, Jesus Gallego, ayaa sheegay in mustaqbalka Kylian Mbappe iyo Vinicius Junior ee Real Madrid uu geli karo halis haddii xaaladda kooxda aysan isbedelin. Inkasta oo labada xiddig ay leeyihiin tayo gaar ah, haddana waxaa si weyn loo dhaliilay: -Isfahan la’aanta ka dhaxeysa markey garoonka ku jiraan -Difaacasho la’aan -Dabeecado [...] 2026-05-06 12:39:36
Últimes notícies i titulars
Suxufiga weyn ee jariiradda Cadena SER, Jesus Gallego, ayaa sheegay in mustaqbalka Kylian Mbappe iyo Vinicius Junior ee Real Madrid uu geli ...
Notícies