تحميل

Slzii.com يبحث

يبحث (أخبار)

Wayne Rooney Oo Shaaciyay Kooxda Uu Aaminsan Yahay Inay Ku Guuleysaneyso Champions League Sannad Kaan

Wayne Rooney Oo Shaaciyay Kooxda Uu Aaminsan Yahay Inay Ku Guuleysaneyso Champions League Sannad Kaan
somali sports

Halyeeyga Manchester United, Wayne Rooney, ayaa aaminsan in Arsenal ay sanadkan ku guuleysan doonto UEFA Champions League. Rooney ayaa hadalkan sheegay kadib markii Arsenal 1-0 kaga adkaatay Atletico Madrid lugtii labaad ee semi-finalka, taasoo ka dhigtay 2-1 wadarta guud. Goolka guusha waxaa dhaliyay Bukayo Saka wax yar ka hor nasashada. Rooney ayaa si gaar ah [...]
2026-05-06 12:42:54

ماذا تفعل؟

0.11714196205139


أخبار
أخبار

آخر الأخبار والعناوين
Halyeeyga Manchester United, Wayne Rooney, ayaa aaminsan in Arsenal ay sanadkan ku guuleysan doonto UEFA Champions League. Rooney ayaa hadal...
أخبار