Paul Merson Oo Magacaabay Xiddig Arteta Madax-Xanuun Ku Noqday
somali sports
Halyeeyga Arsenal, Paul Merson, ayaa sheegay in ciyaaryahanka da’da yar Myles Lewis-Skelly uu madax-xanuun ku noqday Arteta kahor kulanka lugta labaad ee semi-finalka UEFA Champions League ay la leeyihiin Atletico Madrid Talaadada. Merson ayaa hadalkan yiri kaddib bandhig cajiib ah oo uu Lewis-Skelly sameeyay, markii Arsenal ay 3-0 kaga adkaatay Fulham Sabtidii. Ciyaartaas, Lewis-Skelly waxaa [...] 2026-05-03 08:01:59